Hargeysanews.com – 24 hours news channel

“HADII AAD NA RAAGSATEEN RAALI NAGA AHAADA ANAGUNA WXAANU WEYNAY WAX SAXA OO AANU GOLAHA HORKE

Gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada oo warbixintoodii miisaaniyada 2006.

Hargeysa{SLN}11/3/2006 gudihoo saadka golaha wakiilada ee jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta soo bandhigay warbixin toodii mii saa niyada sanadka 2006 oo ay baryahamba ku mashquul sanaa yeen waxaanay golaha wakiiladaun gabi ahaamba fadhigoo fii maanta kuqaa teen dhageysiga gudidaasi waxaan ahalkaasi qoraal dheer oo 16 bogg ah ka –akhriyey gudoo miyaha gudidaasi maxamed xaaji maxamuud cumar xaashi,

Waxaanu mudanuhu qaoraal kaasi oo aad udheeraa kaga waramay dhaliilaha faraha badan iyo dal daloolada faraha badan ee kamuuqda miisaa niyada ay bishii 1aad ee sanad kan wasaarada maa liyadu soo hor dhigtay golaha wakiilada si ay u ansi xiyaan balse taasi umay dhicin sidii ay wasarada maaliyadu uhaysatay e waxay gudidani ku noqdeen laf dhuun gashay,

Maadaama ay diideen inay sidii kuwii hore oom kale si dhibyar uun isga ansixiyaan miisaa niyada mad madow kasta oo ay leedahayba sidaasi darteed war bixinta gudidani waxaa ka muuqday dhaliilo fara badan oo iyo ceebo tusaale ahaan waxay gudidani wrbixin tooda ku sheegeen inay meesha kamaqan yihiin lacago fara badan oo aanay cadyn meesha ay kubaxaan iyo sababta ay ubaxaamba wxaana kamida meelaha ay sheegeen in lacagaha kasoo baxa aanay kusoo xaroo nin qas nada dowlada Dakada berbera,Haamaha shidaalka Total,Kastamada iyo Gagida diyaaradaha oo dhan ee gobalada Somaliland oo ay sheegeen inay lacagta kasoo xaroo taa si toosa ugu hooyato Madaxtooyada somliland,

Waxaanay gudidu talo ahaa usoo jeediyeen in arimaha cayn kaasoo kale ah haa kadib daba gal lagu sameeyo si loo kantaroolo hantida dad weynaha loon ilaa liyo dhaqaalaha dalka,

Gudoo miyaha gudidaasi oo kawara mayey daahida faraha badan ee ay war bixin tooda ladaheen waxa uu ku sababeeyey in aanay helin wax sugan oo ay ku lasaa laabtaan golaha maadaam laga rabay inay keenaan war bixin saxa isaga oo arintaasi kahad layana waxa uu yidhi “hadii aad naraagsateen raali naga ahaada waxaanu waynay wax sugan oo aanu idin kula soo noqono,e”

Si kastba ha ahaatee war bixinta ay gudidani maanta golaha soo hor dhigeen oo sida aan kor kusoo sheegnayba ay dal daloolo fara badani dhakda kasaa ran tahay mudana yaashu waxay mar kale ubalameen inay isugu soo laabtaan maalinta beri ah iyadoo ay kadoodi doonaan mudanayaashu kadibna cod laa qaadi doono in la ansixiyo iyo in kale waxaanay gudida dhaqaaluhu gaba gabadii qoraal kooda sheegeen inay iyaga latahay in mii saaniyadaasi lay ka ansixiyo,

Somalilandnation.com
Editor xadiis maxamed xadiis
E-mail [email protected]
Tel +252-2-41656 line 520060

Author:
(3/11/2006)

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *